(Sawirro) Xukun lagu riday Nin lagu helay inuu dilay hooyadiis, ka dibna cunay jirkeedii

Nin u dhashey dalka Spain, ayaa lagu xukumay 15 sano oo xarig ah, ka gadaal markii lagu helay inuu diley hooyadii, ka dibna uu cuney. Alberto Sanchez Gomez, oo ah 28 sano jir, ayaa la xirey sannadkii 2019-kii, markii ciidanka booliisku ay ka heleen qeybo ka mid ah jirka hooyadii meel u dhaw gurigeeda, qaarkoodna … Continue reading (Sawirro) Xukun lagu riday Nin lagu helay inuu dilay hooyadiis, ka dibna cunay jirkeedii